Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in shirka doorashada uu ka dhici doono Afisyooni.[Video]

March 20, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta xukuumadda xil-gaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe, oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in shirkii uu Madaxweyne Farmaajo uu xalay u iclaamiyey dowladdaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo Gobolka Banaadir in uu ka dhici doona Xerada Afisyooni.

Wasiirka warfaafinta xukuumadda xil-gaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaar u tahay in meel walba oo shirka doorashada lagu qabanayo ay tagayaan xitaa badda Dhexdeeda.

Wasiirka warfaafinta xukuumadda xil-gaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada Cov-19 ee soomaaliya iyo dacwada badda ee u dhexaysa Kenya iyo Soomaaliya.

Hoos ka Daawo shirka Jaraa’id ee ee Wasiirka warfaafinta xukuumadda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online