Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Cali Dhahar

March 6, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril Cawl ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timi Alle ha’u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar) oo ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo u geeriyooday Dhaawac kasoo gaaray shil Baabuur oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Ceeldaahir illaa Badhan.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online