Hoobiyal lagu weeraray Xerada Xalane ee Muqdisho

March 9, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray saaka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weerar loo adeegsaday Hoobiyaal lagu qaaday Xerada Xalane ee ku taal xayndaabka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Wariyaasha ku sugan magaalada Muqdisho ayaa soo tabiyey in 5 ilaa 6 Madfac ay ku soo dhaceen Xerada Xalane xil maanta ay soo gaareen wufuud hor dhac ah oo ka socda Puntland iyo Jubaland.

Ilaa hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka lagu qaaday Xerada Xalane mana jirto ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay laamaha amniga ee Muqdisho iyo weliba Saraakiisha Ciidamada AMISOM.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online