Madaxweynaha dowladda Puntland oo gaaray magaalada Muqdisho.[Masawiro]

March 13, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa hadda kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadee ee magaaladda Muqdisho, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay madaxda ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho. Afhayeenka Madaxtooyada Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Jama Deperani ayaa ka warbixyey safarka Madaxweynaha.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online