Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsi yeeyey geerida Xildhibaan Cali Dhahar
March 6, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo ka tacsiyeeyey Geerida Marxuum Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Puntland iyo Hooyadiis Marxuumad Raxmo Ciise Rabaadin.
M_M_Deeq
Halgan.net