Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay 2 wasiir

March 9, 2021 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiiradda Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa

Wasiirada la Magacaabay ayaa kala ah:-

1. Maxamed Cumar Ceymoy Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.

2. Xil. Saalax Maxamed Xasan Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta.

3.Xil. Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online