Madaxweynaha Jubalanad Axmed Madoobe oo gaaray Muqdisho.[Video/Masawiro]

March 9, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Jubalanad Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa hadda ka degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, ee magaalada Muqdisho Waxaana garoonka ku soo dhaweeyay Xildhibaano, Wasiiro ,masuuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadiro iyo qaar ka mid ah qaybaha kala duwan ee bulshada.

Safarka wafdiga Madaxweynaha Jubalanad Axmed Maxamed Islaan ayaa u jeedkiisu yahay shir wadatashiga Qaran oo ka dhici doona Xerada Afisyooni oo ku taala xeyndaabka garoonka Aadan Cadde waxaan shirka ka soo qayb gali doona dowladda federaalka , Maamul Gobolleedyada , Gobolka Banaadir iyo xubno ka socda beesha caalamka si heshiis looga gaaro hannaanka doorashada ee iyadoo saldhig uu u noqon doono heshiiskii 17 September ay wada gaareen Dowladda Federaalka , maamul gobolleedyada iyo Gobolka Banadir.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online