Madaxweynaha Jubaland oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga ee Jubaland Cabdi rashiid Janan
March 24, 2021 - Written by EditorMuqdisho:_Madaxweynaha Dowlada Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam wuxuu xilka ka qaadey Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland.
[ngg src=”galleries” ids=”3660″ display=”basic_thumbnail”]M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

