Midowga Musharaxiinta oo qoraal cusub kasoo saaray xaaladda dalka

March 10, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Golaha Midowga musharaxiinta ayaa soo saaray qoraal cusub oo ay kaga hadlayaan xaalado dalka ka jira,sida arrimaha amniga, shirka la filayo in diawaan lagu qabto magaalada Muqdisho iyo xanuunka safmarka ah ee Covid-19.

Warmurtiyeed  ay soo saareen Golaha Midowga musharaxiinta ayey ku taageereen shirka ay yeelanayaan dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, taasoo la rabo in xal looga gaaro arrimaha doorashooyinka.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeed  ay soo saareen Golaha Midowga musharaxiinta.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online