Wareysi ku saabsan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya oo VOA la yeelatay James Swan[Dhagayso]

March 17, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegey in kulanka la filayo inuu ka dhaco magaalada Muqdisho uu yahay mid muhiim u ah Mustaqbalka Soomaaliya iyo heshiis laga gaaro muranka hanaanka doorashooyinka Soomaaliya.

Ergeyga ayaa sidoo kale xusey sida murankan mudada sanadka ku dhow soo socdey uu u curyaamiyey adeegyadii kale ee muhiimka u ahaa dowladnimada Soomaaliya. Ergeyga oo wareysi dheer siiyey VOAda ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo Soomaaliya ku saabsan.

Falastiin Axmed Iiman ayaa ugu horreyn weydiisey, maadaama ay madaxdii maamul goboleedyada intooda badan iyo madaxdii dowlada federaalkaba ay hada Muqdisho joogaan maxaa xiga oo laga fili karaa?

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online