Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland oo mamnuucday Gaadiidka Bilaa Taarikada Ah.

March 13, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland Mudane Hon Abdisamad Mohamed Gallan ayaa Deegaanada Puntland Looga mamnuucey Gaadiidka Bilaa Taarikada Ah.

Wasiir #Gallan ayaa faray dhamaan Ciidanka booliska inay qabtaan Gaadiidka bilaa taarikada ah kuwa shacabka ama kuwa dowladaba. Waxaa sidoo kale wasiirka uu faray ciidanka booliska inay mamnuuctahay in deegaanada Puntland aan lagu dhex wadan karin Gaari Bilaa taarko ah.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online