Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo Degmada Xarfo u magacaabay Xoghaye cusub
March 3, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa Degmada Xarfo u magacaabay Xoghaye cusub ka dib markii Xoghayihii hore ee Degmada Xarfo uu banneeyey shaqada.
[ngg src=”galleries” ids=”3616″ display=”basic_thumbnail”]M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

