Wararkii ugu danbeeyey Shirkii hordhaca ee u socda Madaxda dalka .
(April 4, 2021)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya Shirkii hordhaca ahaa ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa galay maalintii 2aad  Madaxda Soomaaliyeed ayaa  maanta waxaa looga hadlay Ajandaha Shirka Door
Jeneraal Odowaa oo xog ka bixiyey weeraradii Bariire iyo Awdheegle [Dhagayso]
(April 4, 2021)
Muqdisho:-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii shalay ay maleeshiyaadka Al-Shabaab kusoo qaadeen saldhigyada ciidamada dawladda e
Guddiga xalinta dhibaatadda suuqa lacagaha oo go’aan soo saaray
(April 4, 2021)
Garoowe:-Guddiga xalinta dhibaatadda suuqa lacagaha ee degaanadda dowladda Puntland ayaa soo saaray saddex qodob oo ay ku taliyeen in si degdeg ah loo fuliyo. Kulan dhexmaray guddiga,bangiyada iyo sh
Ciidamada PSF ee Puntland oo jab xoog leh gaarsiiyeey Kooxda Daacish.[Video]
(April 4, 2021)
Qandala:-Ciidamada PSF ee Puntland oo Howgal qaatay 48-saac ku qaaday degaannada Baraagaha Madax Madow iyo Dhabancaddo ee Buuraha Cal Miskaat oo hoostaga degmada Balidhidin ee gobolka Bari ayaa lagu b