Guddiga xalinta dhibaatadda Suuqa lacagaha ee Puntland oo ka warbixiyey go’aano ay soo saareen.[Video/Masawiro]
(April 5, 2021)
Garoowe:-Guddiga xalinta dhibaatadda suuqa lacagaha ee degaanadda dowladda Puntland ayaa maanta ka warbixiyay halka uu marayo xaaladaha lacagta Shilin Soomaaliga iyo go’aamo hor leh oo ay soo saaree