Wareysi: Madaxweyne Deni oo ka hadlay shirka fashilmay ee Afisyooni.[Dhagayso]
(April 7, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa faah-faahin ka bixiyey shirkii madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Muqdisho oo natiijo la’aan kusoo
Jubbaland iyo Puntlandoo Warsaxaafeed ka soo saaray Shirkii wadatashi arrimaha doorashooyinka ee Fashilmay
(April 7, 2021)
Muqdisho:-Waxaa dhawaan War-Saxaafadeed Wadajir ah soo saaray Dowladaha Jubbaland iyo Puntland ka dib markii Shirkii Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka dalka ee ka socday Afisyoone uu fashilmay. [n
Puntland iyo Jubbaland oo beeniyay inuu fashilmay Shirkii arrimaha doorashada ee ka socday Muqdisho.
(April 7, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde oo shirjaraa,id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa beeniyey  in uu fashilmay shirkii arrimaha doorashada ee ka socday mag
DFS oo Shaacisay in uu Fashilmey Shirkii u dhaxeeyey DFS iyo Dowlad Goboleedyada
(April 7, 2021)
Muqdisho:-Shirkii u socday madaxda dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleeddyada ayaa ku dhamaaday natiijo la’aan, sida uu warbaahinta u sheegay wasiirka warfaafinta DFS Cismaan Dub
Guddiga dib u habaynta Ciidamada Dowladda Puntland oo booqday xerada Ciidamada Daraawiishta ee Gaalkacyo.[Video/Masawiro]
(April 7, 2021)
Garoowe:-Guddiga dib u habaynta Ciidamada Dowladda Puntland ayaa boqday Taliska Ciidamada Daraawiishta xerada Siinaay ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wasiirka Maaliyadda ahna Guddoom