Madaxweynaha DFS oo Hambalyo u diray madaxweynaha Jabuuti
(April 10, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti, ismaaciil Cumar Geelle, oo m
Guddiga Dib u habaynta Ciidamadda Puntland oo kormeer ku tagey Dugsiga Tababarka Godod.[Video/Masawiro]
(April 10, 2021)
Gaalkacyo:-Guddiga Dib u habaynta Ciidamadda Dawladda Puntland ayaa kormeer ku tegey Dugsiga Tababarka Godod oo uu ka socodo qaban qaabada u diyaar garoowga soo xirtaanka Ciidamadda daraawiishta oo t
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka UNICEF ee Soomaaliya
(April 10, 2021)
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Sabti ah kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho waraaqaha aqoonsiga wakii
Barnaamijka Awoodda 5-aad ee Dalsan TV oo lagu waraystay Madaxweynaha Puntland[Video]
(April 10, 2021)
Muqdisho:-Kusoo dhawaada Barnaamijka Awoodda 5-aad ee Dalsan TV oo todobaadkan uu marti ku yahay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuuna ka jawaabayaa su’aalo ku saabsan Shirkii Teendh
Madaxweynaha Hirshabeelle Ali Guudlaawe Hussein oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismail Omar Geelle
(April 10, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismail Omar Guelleh oo markii 5aad dib loo doortay
Madaxweyne Deni oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Jabuuti Ismail Cumar Geelle.
(April 10, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Mudane H.E Said Abdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan Shacabka Puntland ayaa hambalyo iyo tahniyad u diray Madaxweynaha