Gudoomiyaha Midowga Musharraxiinta oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalda Muqdisho.[Video]
(April 11, 2021)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Midowga Musharraxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa caawa waxaa uu shir jaraa'id ku qabteen magaalada Muqdisho waxaan uu uga hadlen go'aan isla
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay shirkii Afisyooni.[Dhagayso]
(April 11, 2021)
HARGEYSA:-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay shirkii madaxda dawladda iyo mamul goboleedyad Soomaaliya ee ku saabsanaa muranka siyaasadeed ee ka taaga doorashada. Shirkaasi oo k
Wasiirka amniga iyo Maaliyada Puntland oo kormeer shaqo ku tegay xarumaha dowladda ee Gaalkacyo.[Video/Masawiro]
(April 11, 2021)
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Wasiirka Wasaradda Amniga Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa kormeer shaqo ku tagey xarumaha Dowladda Puntland ee mag
Madaxweynaha Gal-Mudug oo warayi gaar ah siiyey Tv-ga Somalicable.[Video]
(April 11, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Telefishinka Somalicabel waxaan wax laga wiidiiyey arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka wax ke
Beesha caalamka oo mar kale ugu baaqday Madaxda Soomaalida in ay wada hadlaan
(April 11, 2021)
Nairobi:-Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Qaramada Midoobay, Midowga Africa, Midowga Yurub iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul gobolleedyada ugu b
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ku wareejiyey $20,910 dollar Guddiga Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo
(April 11, 2021)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril ayaa maanta ku wareejiyey Guddiga Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo $20,910 dollar oo u dhiganta 299 Foosto oo daamur
Guddoomiyaha Guddiga Shuruucda oo goobjoog ka ahaa Wareejinta 14 maxaabiis Burcad-badeed ah
(April 11, 2021)
Garoowe:-Guddoomiyaha Guddiga Guddiga Shuruucda iyo Cadaaladda Golaha Wakiilladda DPL Xildhibaan Sharmaarke Cali Cilmi oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha ayaa goob-joog ka ahaa wareejinta 1
Ra’iisul Wasaaraha xilka sii-haya DFS oo isku beddelay laba wasiir
(April 11, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xilka sii-haya ee DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalkii u kala badalay laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda Soomaaliya. Wasiiradda la isku bedelay ayaa kala