Madaxweynaha Jubaland oo ka warbixiyey xaalada dalka Soomaaliya ka dib kulan uu la qaatay Bulshada Jubaland.[Video]
(April 16, 2021)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Jubaland, waxaana uu uga warbixiyay xaalada dalka iyo sida Dowlada wakhtigeedu uu d
Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo caawa ka hadlay xaalada magaalada Muqdisho.[Video]
(April 16, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey oo goor dhow la hadlay saxaafadda dowladda ayaa sheegay in ciidamada dowladdu aysan weerar ku ahayn xaafaddo nabdoon oo ka mid a
Wariye Nuur Jaamac Aadan oo caawa shil gaari ku geeriyooday
(April 16, 2021)
Garoowe:-Naxariisti janno Rabbi ha ka waraabiyo walaal Wariye Nuur Jaamac Aadan oo caawa shil gaari ku dhintay inta u dhexeysa Dangoranyo iyo magaalada Garoowe waxaa shilka kula geeriyooday Hooyadiis
Warsiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay dagaalka ka socda deegaanka Dhabar-dalool ee gobolka Sool.[Dhagayso]
(April 16, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay dagaalka kasocda deegaanka Dhabar-dalool ee gobolka Sool iyo dowrka dowla
Puntland oo ka jawaabtay eed uu u jeediyey Madaxweyne Farmaajo
(April 16, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Wakhtigu ka dhammaaday Farmaajo fashil ka weyn ma jiro inaa sharci daro kursiga kusii fadhido, Waxba ha ku marin habaabin bulshada faragelin baa la inagu hayaa, iyada hadii ay no
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo baaq nabadeed u diray beelo dagaal ku dhex maray eegaanka Dhabar-Dalool ee Gobolka Sool.
(April 16, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash ayaa baaq nabadeed u diray Beelo walaala ah oo Dirir ku dhexmartay Deegaanka Dhabar -Dalool ee Gobolka Sool. "Waxaan ugu baaqa
Madaxweyne Farmaajo oo waraysi gaar ah siiyey Shabelle TV.[Daawo]
(April 16, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowlaadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo waraysi gaarah siiyey Shabelle TV ayaa waxaa wax laga wiidiiyey arrimaha doorashada, Fashilka Shirkii Afisiyooni