Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Madaxweynayaashii hore ee Dalka.[Masawiro]
(April 17, 2021)
Muqdisho:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Madaxweynayaashii hore ee Dalka Xasan Sheekh M
Madaxweynaha Jubaland oo isbadel ku sameeyey Taliyaasha Ciidamada Jubaland
(April 17, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa waxaa uu isbedal ku sameeyay Taliyayaasha ciidanka gaar ahaan Hay’addaha amniga Jubaland. [ngg src="galleries" ids="3
Madaxweyne Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+ oo kulan uga socdo Teendhada Afisyooni
(April 17, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka waxaa uu shir gaar ah kula leeyahay Teendhada Afisyooni Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+, Shirkan ayaa ah
Golaha Wakiillada PL oo qaadacay muddo kordhintii loo sameeyey Goleyaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Video]
(April 17, 2021)
Garoowe:-Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa qaadacay muddo kordhintii ay sameysteen Goleyaasha Dawladda Federalka ee Soomaaliya ee wakhtigu ka dhammaaday, Fadhiga maanta oo uu Shir-guddoomiyey G
Madaxweynaha DGPL iyo ku xigeenkiisa oo hortegay Golaha Wakiilada ee Puntland.
(April 17, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta hortagay Golaha Wakiilada ee Dowla