Puntland oo xukumo dil ah ku riday 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab oo dilal ka fuliyey Gaalkacyo.[Video/Masawiro]
(April 21, 2021)
Gaalkacyo:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo danbiyada Culus ee gobolladda Mudug iyo Cayn ayaa maanta waxaa ay xukun dil ah ku ridey ilaa 5 xubnood oo ka mid ah ururka Al-shabaab kuwaaas oo dilay h
IGAD oo ku baaqday in dib loo bilaabo wada hadalka DFS iyo Saamileyda siyaasadda Soomaaliya
(April 21, 2021)
Muqdisho:-Urur goboleedka IGAD ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxay ku soo dhaweeyeen  hindisaha la soo jeediyey ee ah in dib loo furo wadahadalka ka dhexeeya DFS Ivo saamilayda siyaasada