Wararkii ugu dambeeyey ee Xaalada Muqdisho ee caawa.[Dhageyso]
(April 25, 2021)
Muqdisho:- Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacayey saaka ilaa caawa fiidkii isku dhac hubaysan oo u dhexeeyey ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamo ka tirsanaa dowladda oo ka soo horjeeda
Ciidamada Birmadka Madaxtooyada Dowladda Puntland oo Boosaaso ku qabtay walxaha qarxa.[Masawiro]
(April 25, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada Birmadka Madaxtooyada Dowladda Puntland oo howlgalo ka wada duleedka magaalad Boosaaso, ayaa gacanta kusoo dhigay qeyb ka mid ah Kaydka walxaha qarxa oo leeyihiin dhagar qabayaasha