Madaxweyne Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed uga warbixiyey xaaladda dalka iyo Arrimaha Doorashooyinka [Video]
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey walaac xooggan ee ay ka qabeen
Midowga Musharaxiinta oo soo dhoweeyay Go’aankii Hirshabeelle, Galmudug Iyo K/Galbeed
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay go’aankii Madaxweynayaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ay uga soo horjeesteen muddo kordhinta labada sanno ee loo sam
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ku baaqday in dib loogu laabto heshiiskii 17kii Sebteembar
(April 27, 2021)
Baydhabo:-Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya isaga oo ka duulaya dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dalka iyo ismari waaga arrimaha doorashooyinka wuxuu ku talinayaa qodobadan soo socda;1. In d
Jubbaland oo soo dhawaysay Warmurtiyeedkii Galmudug, Hirshabelle iyo Raisul wasaare Rooble.
(April 27, 2021)
Kismaayo:-Jubaland ayaa soo dhaweysay go’aankii ay qaateen Dowladaha Galmudug iyo Hirshabeele kaas oo ay ku diideen mudo kororsiga sharci darada ah, Waxaan aaminsanahay heshiiska 17 Sep inuu yahay
Puntland oo soo dhaweysay Warmurtiyeedyada ay soo kala saareen R/W Rooble iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabelle
(April 27, 2021)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay soo dhaweynaysaa Warmurtiyeedyada ay soo saareen Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabelle ee xubnaha
Wareysi: Qoor Qoor oo ka hadlay go’aanka ay ku diideen muddo kordhinta.[Dhagayso]
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Maamul goboleedyada HirShabeelle iyo Galmudug ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan wax muddo kordhin ah oo loo sameeyo hay’adaha dowladda federaalka. Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen la
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa la hadli doona Shacabka Soomaaliyeed
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed, wuxuu ka warbixin doonaa xaaladihii u dambeeyay
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo taageeray Warmurtiyeed ka soo baxay Gal-Mudug iyo Hir-Shabeelle
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhaweeyay war-murtiyeedka ay soo saareen Dowlad Goboleedyada Gal-Mudug iyo Hir-Shabeelle ay ku diideen muddo kororsig
Ra’iisul Wasaare Rooble oo taageeray go’aanka ay HirShabelle iyo Gal-Mudug ku diideen muddo kordhinta
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu diyaar u yahay inuu dalka ka qabto doorasho ku saleysan heshiiska September 17, 2020 waxaana uu soo dhaweeye
Gal-Mudug iyo HirShabeelle oo kasoo horjeestay muddo kororsiga dowladda
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Dowlad goboleedyada kala ah Gal-Mudug iyo Hirshabeelle ayaa dhawaan War-murtiyeed ay soo saareen waxaa ay kaga hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimad

Next Page »