Barnaamijka Awoodda 5-aad ee Dalsan TV oo lagu waraystay Madaxweynaha Puntland[Video]

April 10, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Kusoo dhawaada Barnaamijka Awoodda 5-aad ee Dalsan TV oo todobaadkan uu marti ku yahay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuuna ka jawaabayaa su’aalo ku saabsan Shirkii Teendhada Afisiyooni ee burburay.

Kusoo dhawaada Barnaamijka Awoodda 5-aad ee Dalsan TV oo todobaadkan uu marti ku yahay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuuna ka jawaabayaa su’aalo ku saabsan Shirkii Teendhada Afisiyooni ee burburay,Muranka iyo khilaafaadka hareeyey doorashada dalka,Madaxweyne Farmaaja oo uu ku eedeynayo burburkii shirka,Xiriirka kala dowladda Imaaraadka, Muxuu kaga jawaabay in loogu yeero “Jid iyo Jahadiid”?

waraysiga waxaa qaaday Wariye Aweys Hassan Mohamed

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online