Beesha caalamka oo mar kale ugu baaqday Madaxda Soomaalida in ay wada hadlaan

April 11, 2021 - Written by Editor

Nairobi:-Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Qaramada Midoobay, Midowga Africa, Midowga Yurub iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul gobolleedyada ugu baaqay in ay dib u furaan wada hadalka si xal looga gaari is mari waaga ka taagan arrimaha doorashooyinka.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay inaysan taageeri doonin hannaan doorasho oo is bar-bar socda, muddo kororsi iyo weliba qorshe kasta oo dhaawici kara amniga, nabadda iyo xassiloonida dalkaSoomaaliya.

Hoos ka akhriso qoraalka ay Beesha Caalamka kula hadleen madaxda Soomaalida.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online