Fiqi oo sheegay in qaar ka mid ah ciidanka Gal-Mudug loo soo qaaday Muqdisho.[Dhagayso]

April 28, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka Amniga ee maamul goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa VOA-da u sheegey in dowlada Soomaaliya ay Ciidamo ku jirey aaga difaaca magaalada Dhuusamareeb ay Xamar usoo qaadey.

Falastin Ahmed Iman ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay waxayna weydiisey ciidamadaasi waxa ay ahaayeen iyo goorta la soo qaadey?

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,889 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>