Guddoomiyaha Gobolka Bari oo ka tacsi yeeyey geerida Guddoomiye ku-xigeenkii 1aad ee Gobolka Bari

April 9, 2021 - Written by Editor

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, oo ku hadlaaya magaciisa kan Maamulka Gobolka Bari Iyo Kan shacabka Gobolka ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta badneed ee ku timid Guddoomiye ku-xigeenkii 1aad ee Gobolka Bari Mudane Axmed Cali Cabdulaahi (Cirro) oo cawa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa ahaa nin in muddo ah ka soo shaqeeyay Horumarka Iyo Dowladdnimada Puntland gaar ahaan Gobolka Bari waxa uuna soo noqday Guddoomiye Ku-xigeen 1aad ee Gobolka Bari iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari allh ha u naxariisto waxa uu ahaa Ganacsade in muddo ah ka soo shaqeeyay isdhexgalka iyo nabada Gobolka Bari Iyo Dowladda Puntland.

Maamulka Gobolka Bari ayaa uga tacsiyeeynaya geeridda marxuumka eheladii, qoysaskiisi, ciyaalkiisi shacabka reer Puntland gaar ahaan Bulsho weynta Gobolka Bari Iyo Dowladda Puntland u ka geeriyooday Marxuumku waxa ayna alle uga baryeen in uu qabriga u waasiciyo Akhiirona janno fardowsa ka yeelo aamiin.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MAAMULKA GOBOLKA BARI.

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online