Guddoomiyaha Guddiga Shuruucda oo goobjoog ka ahaa Wareejinta 14 maxaabiis Burcad-badeed ah

April 11, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Guddiga Guddiga Shuruucda iyo Cadaaladda Golaha Wakiilladda DPL Xildhibaan Sharmaarke Cali Cilmi oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha ayaa goob-joog ka ahaa wareejinta 14 maxaabiis Burcad-badeed ah kuwaa oo muddo dheer xabsiga Garoowe ku xirnaa, maanta lagu wareejiyey Dawladda Federalka ee Soomaaliya si xabsiga inta u hartay ay ugu qaataan Muqdishu maadama ay ka soo jeedaan koonfurta Soomaaliya.

Maxaabiista dambiyadda Burcad-badeedka ku eedeysnayd ayaa ku xirnayd heshiis is afgarad ah oo dhex maray Seychelles & Puntland, Bishii Maarso 15, 2011, waxaana Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqan-celinta DPL, Mudane Cawil Shiikh Xaamud ayaa si rasmi ah ugu wareejiyey Maxaabiista Wafdi ka socda Dawladda Federal ee Soomaaliya, waxaana isla maanta diyaarad ka qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir Garoowe.

—DHAMMAAD —

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelintaGolaha Wakiillada Dawladda Puntland

Comments are closed.

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online