Gudoomiyaha Midowga Musharraxiinta oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalda Muqdisho.[Video]

April 11, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Gudoomiyaha Midowga Musharraxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa caawa waxaa uu shir jaraa’id ku qabteen magaalada Muqdisho waxaan uu uga hadlen go’aan isla caawa ka soo baxay gudoonka golaha Baarlamaanka oo beri iskugu yeeray Xildhibaanada iyagoo sheegay in ay ka doodi doonaan Mooshin ku saabsan arrimaha Doorashooyinka Qaranka.

Gudoomiyaha Midowga Musharraxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ku eedeeyey Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Madaxweyne Farmaajo uu ka soo baxay gogol ka fidsanay Afisyooni oo xal looga gaari karay arrimaha doorashooyinka siddii horay uga dhacday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gal-Mudug.

Gudoomiyaha Midowga Musharraxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa ka digay in lagu dhaqaaqo mudo kordhin axaan u ugu baaqay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya in ay u soo laabtaan Dastuurka dalka ee heshiiska lagu yahay dalka Soomaaliyana aysan geli xaalada mugdi ah oo aan laga soo celin karin.
Gudoomiyaha Midowga Musharraxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo la hadlaya saxaafadda ayaa yiri ” Hogaanka Dalka waxaan leenahay waa Ambateen ee soo noqo dalkaan ma qaadi karo mudo kordhin dhaqaale ahaan Siyaasad ahaan iyo Amni ahaan waa dal jilcan”

Shirkka Jaraaid ee Gudoomiyaha Midowga Musharraxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa ku soo begmay xili maalinta beri ah kulan loogu yeeray xildhibaanada dowladda federaalka Soomaaliya iyadoo looga doodi doono mooshin ka dhan ah arrimaha doorashooyinka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online