Madaxweynaha Hirshabeelle Ali Guudlaawe Hussein oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismail Omar Geelle

April 10, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismail Omar Guelleh oo markii 5aad dib loo doortay.

Madaxweyne Geelle waxa uu kaalin muuqda kasoo qaadatay dhismaha Dowladdnimada Soomaaliyeed.
Waxaan leeyanahay Allaha kula garab galo xilka culus ee laguu doortay, waxaana idiin rajeynaynaa horumar iyo barwaaqo.
-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online