Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray degmada Warsheekh.[Masawiro]

April 1, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray degmada Warsheekh ayaa si heersare ah loogu soo dhoweeyay.

Madaxweynaha waxaa soo dhoweyntiisa ka soo qeybgalay boqolaal Dadweyne ah Maamulka Degmada, Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Hirshabeelle.

Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay suuqa malaayga Degmada waxa uuna soo indha indheeyay xarumaha Maamulka iyo Cusbitaalka Magaalada.

-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTAMADAXTOOYADA DOWLADA HIRSHABEELLE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>