Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo la kulmay Danjiraha dalka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander.

April 1, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay ku qaabilay Danjiraha dalka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander.

Waxaa Kulanka lagaga hadlay Xaalada uu dalku marayo gaar ahaan Doorashada caqabadaha hortaagan iyo shirweynaha arimaha Doorashooyinka.

Dhinaca kale Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Ambassador Staffan Tillander.

Kulanka waxaa sidoo kale looga hadlay arrimaha Doorashada, caqabadaha hortaagan iyo sida ugu wanaagsan ee uu qabsoomi karo shirweynaha Doorashada.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>