Madaxweyne Deni oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Jabuuti Ismail Cumar Geelle.

April 10, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Mudane H.E Said Abdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan Shacabka Puntland ayaa hambalyo iyo tahniyad u diray Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismail Omar Guelleh oo dib loo doortay.

“Waxaan u hambalyeenaya Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo dib loo doortay, Shacabweynaha Jabuuti iyo Dowladoodana waxaan u rajeynaya horumar wanaagsan” ayuu yiri Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.

Madaxweyne Geelle wuxuu door muhim ah kasoo qaatay dhismaha Dowladdnimada Soomaaliya, sida shirkii Carta iyo ka qeyb qaadashada amniga iyo garab istaaga dadka Soomaaliyeed.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online