Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay shirkii Afisyooni.[Dhagayso]

April 11, 2021 - Written by Editor

HARGEYSA:-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay shirkii madaxda dawladda iyo mamul goboleedyad Soomaaliya ee ku saabsanaa muranka siyaasadeed ee ka taaga doorashada.

Shirkaasi oo ka socday teendhada Afisyooni ee Muqdisho ayaa hakad galay kadib markii dowladda ay sheegtay inuu fashilmay, halka maamullada qaar ay sheegeen inay weli fadhiyaan gogosha. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.


VOA

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online