Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

April 1, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Taliyaha qaybta Booliska gobolka uumin Cabdishire iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay Aas loo sameeyay Cumar maxamed samater oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa Laanta Danbi baarista gobolka Mudug oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

Allaha u naxaristee Sarkaalkaan ka tirsanaa Laanta danbi baarista ayaa waxaa dilay xubno ka tirsan Al-shabaab waxaan ka baxsadeen goobtii ay dilka ka geysteen, ma ah markii ugu horaysay oo dil noocaan oo kale ah uu ka dhaco magaalada Gaalkacyo.

Dhinac kale Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka, Maamulka gobolka Mudug, Taliska qaybta Booliska gobolka iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay Aas loo sameeyay Sarkaal ka tirsanaa Laanta Danbi baarista gobolka Mudug oo lagu dilay Gaalkacyo.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>