Wararkii ugu danbeeyey Shirkii hordhaca ee u socda Madaxda dalka .

April 4, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wararka ka imaanaya Shirkii hordhaca ahaa ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa galay maalintii 2aad  Madaxda Soomaaliyeed ayaa  maanta waxaa looga hadlay Ajandaha Shirka Doorashada iyo arrimaha kale ee taagan.

Waxay Madaxda ka wada hadleen qodobada muhimka u ah arrimaha doorashada, sida qabsoomida Shirka Doorashada iyo caqabadaha kale ee ku xeeran iyo sidii loo xalin lahaa.

Shirka maanta oo hakad galay ayaa Madaxda waxay ku balameen in Berito soo sameyn doona la tashiyo dhexdooda ah waxayna isu soo laaban doonaan maalinta Talaadada oo Taariikhdu ay tahay 06-da April 2021.

M_M Deeq

Halgan.net

Comments are closed.