Wareysi: Madaxweyne Deni oo ka hadlay shirka fashilmay ee Afisyooni.[Dhagayso]

April 7, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa faah-faahin ka bixiyey shirkii madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Muqdisho oo natiijo la’aan kusoo idlaaday.

Fashilka shirka ayaa wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe waxa uu ku eedeeyey madaxda Jubaland iyo Puntland, oo uu sheegay “inaysan rabin” in dalka ay doorasho ka dhacdo.

VOA-da ayaa haddaba la xiriirtay Saciid Dnei, waxna ka weydiisay eedeymaha ka yimid dhanka dowladda iyo guud ahaan shirka. Falastiin Axmed Iimaan ayaa wareysatay.


VOA

Comments are closed.