Wareysi: Qoor Qoor oo ka hadlay go’aanka ay ku diideen muddo kordhinta.[Dhagayso]

April 27, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Maamul goboleedyada HirShabeelle iyo Galmudug ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan wax muddo kordhin ah oo loo sameeyo hay’adaha dowladda federaalka.

Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen labada maamul ayey ku yiraahdeen “Waxaan isla qaadanay In ay dalka si deg deg ah uga dhacdo doorasho meeshana laga saaro nuuckasta oo ah muddo kordhin.”

Haddaba Falastiin Axmed Iimana ayaa waraysi la yeelatay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor waxayna weydiisay go’aanka ay soo saareen.?

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,889 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>