Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo kulan la qaatay Maamulka degaanka Buurtinle

April 28, 2021 - Written by Editor

Burtinle:-Wasiirka Arrimaha gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyada Dawladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad ayaa Degmada Buurtinle kulan kula qaatay Maamulka degaanka & Odayaasha iyo waxgaradka.

Wasiir Dhabancad ayaa ugu horeyn kulan la qaatay Xildhibaannada Golaha Degaanka isaga oo kala hadlay wadashaqeynta iyo dardargelinta shaqooyinka Dawladda.
Inta uu ku sugnaa Burtinle waxa uu Wasiirka sidoo kale, kulan la qaatay odayaasha iyo Waxgaradka isaga oo kala hadlay muhiimada ay leedahay xoojinta Horumarka, Nabada iyo nidaamka Dimuqraadiyadda.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,889 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>