Wasiirka Warfaafinta ee Puntland oo laga waraystay shir deg deg ah oo uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo.[Dhagayso]

April 28, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da Afka-Soomaaliga ayaa waxaa wax laga wiidiiyey Khudbaddii uu xalay jeediyay madaxweyne Farmaajo oo siyaabo kala duwan uga falceliyay mucaaradka iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka.
Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde oo xusay in wax is bedel ah uusan uga muuqan Madaxweyne Farmaajo welina uu taagan yahay meeshiisii sidaas darteedna aysan u aqoonsanayn in uu yahay madaxweyne maadama xilkii ka dhamaaday aysan tegan wax shir ah oo aysan besha caalamku aysan ka ahayn garwadeen
Hoos ka Dhagayso waraysiga Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi oo dhamaystiran.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,889 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>