Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka.[Video]
(May 1, 2021)
Muqdisho:-Waxaan uga mahadcelinayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu aniga iyo xukuumaddeyda nagu soo wareejiyay hoggaaminta howlaha doorashooyinka, amniga doorashooyinka iyo fulinta qorshaha amniga g
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee gobolada Mudug iyo Cayn oo la horkeenay 9 eedeysane.
(May 1, 2021)
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee gobolada Mudug iyo Cayn ayaa maanta la horkeeney 9 eedaysane oo 5 kamid ah lagu soo eedeeyey in ay ahaayeen Horjoogayaashii Alshabaab qaybtooda amniyaaadka iyo qa
Madaxweyne JFS oo mas’uuliyadda doorashada iyo amniga ku wareejiyey Ra’iisul wasaare Rooble.[Video]
(May 1, 2021)
Muqdisho:-Madaxweyne JFS Mohamed Abdullahi Farmaajo oo saaka hor yimid Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee xilkiisu dhamaaday ayaa waxaa uu ka akhriyey khudbada dhinac yo badan taab
Madaxweynaha DFS Farmaajo oo uga warbixiyey Golaha shacabka Arrimaha Doorashooyinka iyo Xaalada Dalka
(May 1, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey fadhi gaar ah oo Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay yeesheen ayaa