Wasaaradda Waxbarshada Puntland oo war ka soo saartay liiska laga saaray Jaamacadda Puntland ee Turkiga.[Video]
(May 2, 2021)
Garoowe:-Waxaa shir isugu yimid maanta oo taariikhdu tahay 2/5/2021, Madaxda Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland, Senator Cabdirisaaq Cismaan Jurrile iyo Masuuliyiinta Jaam
Gudomiyaha Gobolka Mudug oo iska fogeeyey eed uga timid odayaal ka hadlay Muqdisho.[Video]
(May 2, 2021)
Gaalkacyo:-Gudomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladhiif Muuse Nuur Yare ayaa Waxaa ka jawaabay eedo uga yimid qaar ka mid ah odayaasha beesha Xawaadle ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaa
Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS oo la kulmay wefdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Qatar.
(May 2, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Qatar. Wefdigan oo uu hogaaminayay Dr. Mutlaq Al qaxtaani i
Ra’isul wasaare Rooble oo isugu yeeray shir Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
(May 2, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS oo shir wadatashiga arimaha doorashooyinka ugu yeeray madaxda Maamul-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya m
Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo la kulmay wafdi ka socda dowladda Qatar.[Masawiro]
(May 2, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dowladda Qatar. Wa