Heshiis laga gaaray xiisaddii colaadeed ee maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd Muqdisho.
(May 5, 2021)
Kulan uu shir guddoomiyay Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka dhacay hoyga Madaxweynaha Galmudug ayaa looga dhawaaqay go’aannadii ka soo baxay guddigii farsamada ee Ra’iisul Wasaare Max