Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilo ka socda beesha Caalamka
(May 8, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta ka qeybgalay shir ay ku casuumeen qaar ka mid ah saaxiibada Beesha caalamka oo ka kala socday Qaramada Midooba
Puntland Security Force (PSF) oo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Daacish (Daawo)
(May 8, 2021)
Boosaaso:-Ciidanka amaanka ee PSF ayaa waxay gacanta ku dhigeen xubno sare oo ka tirsan kooxda Daacish kuwaas oo dilal kala duwan ka gestay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.PSF ayaa sheegta