R/Wasaare Rooble oo salaadda Ciidul-fitri la dukaday shacan iyo mas’uuliyiin kale
(May 13, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble    ayaa saaka ka qeybgalay tukashada salaadda Ciidul-fitri oo lagu oogay masjidka Shuhadaa