Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha DFS Cabdi Farax Juxa oo laga waraystay doorashooyinka Puntland.[Video]
(May 19, 2021)
Garoowe:-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Said Juxa oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga SBC waxaa wax laga wiidiiyey hanaanka cusub ee Doorashooyinka tijaabada
Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo magacaabay Golahiisa wasiirada
(May 19, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland. [ngg src="galleries" ids="3721" display="basic_thumbnail"] A/cawaale
Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug oo gaaray Muqdisho.[Video]
(May 19, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay