Ra’iisul Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble oo kulan casho iyo iswaraysi u sameeyey Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada.[Masawiro/Video]
(May 20, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan casho iyo iswareysi ah sameeyay madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada Galmudug, Jubaland i
Puntland oo Guddi u magacaabay qaban-qaabada aaska Qaran ee loo samaynayo Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Dowladda Puntland
(May 20, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi u magacaabay qaban-qaabada aaska Qaranka ee loo samaynaayo Alle naxariisti
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray Muqdisho.[Video]
(May 20, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa hadda soo gaaray magaaladda Muqdisho, ee caasimada dalka Soomaaliya waxaana garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Muqdisho
(May 20, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa hadda gaaray magaaladda Muqdisho,ee caasimada dalka Soomaaliya , Madaxweynaha Konfur Galbeed Cabdicasiis
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland
(May 20, 2021)
Muqdisho:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Janaraal Cabdisamad Cali Shi
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland
(May 20, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa ka tacsi yeeyay geerida Alle ha u naxariistee Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Janaraal Cabdisamad Cali Shire, oo ku dhint
Puntland oo ka tacsiyeeysay geerida Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire
(May 20, 2021)
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland waxa uu tacsida iyo tiiraanyad