Barnaamijkii Taxanaha AF-MEER iyo Dilaa Sahal Qaybtii 3aad.[Daawo]
(May 22, 2021)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa laga soo bilaabo 2008 ilia 2021 wax ka socday dilal qorsheysan oo kooxda Al Shabaab ay ku beegsanayeen haldoorka gobalka Mudug. Shacabka ku
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qayb galaya shirka wadatashiga Qaran.[Masawiro]
(May 22, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya Shirka Arrimaha Doorashada Soomaaliya . Shirka oo ka furmay Teendhada Afisyooni waxaa ka qeybgalaya Ra
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo si Rasmi ah u Daah Furtay Imtixaanka Shahaadiga ah ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021.[Video]
(May 22, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash ) ayaa maanta si rasmiya u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee Dowladda Puntland ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021
Shirkii wadatashiga Qaranka oo saaka ka furmay Xerada Afisyooni.[Video]
(May 22, 2021)
Afhayeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa saaka waxaa uu ka warbixiyay Shirka Maanta ka furmay Xerada Afisyooni ee udhexeeya DFS , Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Bana
Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Muqdisho.[Masawiro]
(May 22, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somaaliya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa