Ciidamo Boolis ah oo tababar loogu soo xiray Dugsiga Tababarka Xerada Xorgoble ee degmada Qardho.[Masawiro]

May 29, 2021 - Written by Editor

Qardho: Dugsiyada Tababarka Ciidamada ee Xorgoble oo ku yaala degmada Qardho waxaa si wayn looga dareemayaa qaban qaabada xaflada soo af-meerida Ciidamada Booliska oo mudo tababar uga socday Dugsiga Xorgoble.

Xorgoble waxaa booqaday Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Guddoomiyaha Guddiga dib uhabaynta Ciidamada, Taliyaha Ciidamada daraawiishta iyo Taliyaha Ciidamada Booliska Dawladda Puntland.

Guddiga waxaa Xorgoble ku soo dhoweeyay Taliyaha Dugsiga waxana ay saalaan sharaf ka qaateen Ciidamada tababarku uga socday Dugsiga Xorgoble.

Xukumadda uu hoggaaminaayo Madaxwayne Dr.Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wali ku guda jirta dhismaha Ciidamada waana balan qaad- yadii Madaxweyne Deni oo guulo wax ku ool ah laga gaaray.

Baahintii
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online