Madaxweyne ku xigeenka Gal-Mudug oo kormeer ku tegay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Gal-Mudug.[Video]

May 30, 2021 - Written by Editor

Duusamareeb:-Madaxweyne ku xigneeka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta waxaa kormeer howleed ku tagay wasaaradda arimaha gudaha fadaraalka iyo dib-u-heshiisiinta Gal-Mudug.

Siihayaha wasiirka ahna wasiir ku xigeenka wasaaradda Arimaha gudaha Galmudug Axmed Cisman Adaan ayaa madaxweyne ku xigeenka ku soo dhaweeyay xarunta wasaaradda isagoo oga warbixiyay howlaha ka socda wasaaradda arimaha gudaha Gal-Mudug.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa sheegay in wasaaradda arimaha gudaha Galmudug aay ka gaabisay howlihii dib-u-heshisiineed oo muhiim u ahaa guud ahaan Galmudug
Sidoo kale madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in wasaaradda arimaha gudaha federaalka iyo dib-u-heshisiinta Galmudug loo soo magacaabi doono wasiir waxaana inta lasoo magacaabayo siihaye ka ah wasaaradda wasiir ku xigeenka wasaaradda Axmed Cismaan aadan.

—DHAMAAD—

Leave a comment

*

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online