Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee gobolada Mudug iyo Cayn oo la horkeenay 9 eedeysane.

May 1, 2021 - Written by Editor

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee gobolada Mudug iyo Cayn ayaa maanta la horkeeney 9 eedaysane oo 5 kamid ah lagu soo eedeeyey in ay ahaayeen Horjoogayaashii Alshabaab qaybtooda amniyaaadka iyo qaraxyada u qaabilsanaa gobolka Mudug. Horjoogayaashan ayaa Alshabaab u qaabilsanaa amarada,go’aamada iyo qorsheynta dilalkii iyo Qaraxyadii lagu gumaadey haldoorkii Gaalkacyo 13 sano ee lasoo dhaafey .

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.